Koox ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo uu ka dhex muuqdo Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta ee wakhtigaasi Mudane C/laahi Maxamed Ducaale oo hadda ah Wasiirka Arr. Dibada , goobtuna waa Xarunta Radio Hargeysa- Sawir Qaade Xasan Shukri Aw Cali